Yeremyaah 48:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qayladii Xeshboon waxay gaadhay Elecaaleeh iyo tan iyo Yahas, oo waxaa laga dhawaaqay Socar iyo ilaa Xoronayim iyo ilaa Ceglad Shelishiyaah, waayo, xataa biyihii Nimriim way baabba'ayaan.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:31-44