Yeremyaah 44:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War miyaad illowdeen xumaantii awowayaashiin, iyo xumaantii boqorradii dalka Yahuudah, iyo xumaantii naagahooda, iyo xumaantiinnii, iyo xumaantii naagihiinna, oo ay dalka Yahuudah iyo jidadkii Yeruusaalemba ku dhex sameeyeen?

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:8-11