Yeremyaah 44:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad igaga cadhaysiisaan shuqullada gacmihiinna idinkoo ilaahyo kale foox ugu shidaya dalka Masar oo aad u tagteen inaad degtaan, si laydiin wada baabbi'iyo oo aad quruumaha dunida oo dhan ugu dhex ahaataan inkaar iyo cay.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:4-17