Yeremyaah 44:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu ilaa maantadan isma ay hoosaysiin, oo kama ay cabsan, kumana ay socon sharcigaygii iyo qaynuunnadaydii aan iyaga iyo awowayaashoodba hor dhigay.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:7-20