Yeremyaah 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Dalka oo dhammu wuu cidloobi doonaa, laakiinse anigu kulligiis wada baabbi'in maayo.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:25-31