Yeremyaah 4:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wax baan fiiriyey, oo waxaan arkay dhulkii midhaha badnaa oo abaaroobay, oo magaalooyinkeedii oo dhammuna Rabbiga hortiisa ayay ku dundunsanaayeen cadhadiisii kululayd daraaddeed.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:24-29