Yeremyaah 4:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taas aawadeed dhulku wuu u barooran doonaa, oo samooyinka sarena way u madoobaan doonaan, maxaa yeelay, waxan anigaa ku hadlay, oo anigaa u qasdiyey, oo innaba ka qoomamoon maayo, kana soo noqon maayo marnaba.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:25-31