Yeremyaah 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Calooshaydiiyey, calooshaydiiyey! Aniga qalbigaa i xanuunaya, oo wadnahaa i fig leh. Iskamana aamusi karo, maxaa yeelay, naftaydiiyey, waxaad maqashay buunka dhawaaqiisii iyo qayladii dagaalka.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:10-27