Yeremyaah 4:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Belaayo baa belaayay ku soo kor dhacday, ayaa lagu dhawaaqay, waayo, dalkii oo dhan waa baabba'ay. Teendhooyinkaygii haddiiba way baabbe'een, oo daahyadaydiina daqiiqad qudha ayay dhammaadeen.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:11-23