Yeremyaah 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jidkaaga iyo falimahaaga ayaa waxyaalahan kuu keenay, tanu waa belaayadaada, wayna qadhaadh tahay, oo waxay gaadhaysaa xataa ilaa qalbigaaga.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:12-19