Yeremyaah 31:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu waa horuu ii muuqday, oo wuxuu igu yidhi, Waxaan kugu jeclaaday jacayl daa'im ah, oo sidaas daraaddeed raxmad baan kugu soo jiitay.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:1-6