Yeremyaah 31:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Markaan u soo kacay inaan isaga nasiyo ayay dadkii seefta ka baxsaday naxariis ka heleen cidladii, waana reer binu Israa'iil.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:1-7