Yeremyaah 31:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Israa'iil ee bikradda ahow, mar kalaan ku dhisi doonaa, oo waad dhismi doontaa, oo waxaad mar kale isku sharrixi doontaa dafafkaagii, oo waxaad cayaaraha ula bixi doontaa kuwa reyreeya.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:2-6