Yeremyaah 31:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Isla markaasba waxaan ahaan doonaa Ilaaha qolooyinka reer binu Israa'iil oo dhan, oo iyana dadkaygay ahaan doonaan.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:1-6