Yeremyaah 30:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, duufaankii Rabbiga ayaa soo baxay, kaasoo ah cadhadiis, waana dabayl cirwareen ah, oo waxay ku dhici doontaa madaxa sharrowyada.

Yeremyaah 30

Yeremyaah 30:17-23