Yeremyaah 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay ugu jawaabi doonaan, Maxaa yeelay, axdigii Rabbiga Ilaahooda ah ayay ka tageen, oo waxay caabudeen oo u adeegeen ilaahyo kale.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:4-18