Yeremyaah 22:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii dhintay ha u ooyina, hana u barooranina, laakiinse waxaad aad ugu ooydaan kii dhoofa, waayo, isagu mar dambe ma soo noqon doono, oo dalkiisii hooyo ee uu ku dhashayna ma uu arki doono.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:2-16