Yeremyaah 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumo badan baa magaaladan soo ag mari doona, oo midkood kastaaba wuxuu deriskiisa ku odhan doonaa, Rabbigu muxuu sidan magaaladan weyn ugu galay?

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:4-11