Yeremyaah 22:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan kuu diyaarin doonaa kuwa ku baabbi'inaya oo midkood kastaaba hubkiisii sito, oo geedahaaga la doortay oo kedarka ah way jari doonaan, oo dab bay ku dhex tuuri doonaan.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:1-11