Yeremyaah 22:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu ka leeyahay Shalluum ina Yoosiyaah oo ahaa boqorkii Yahuudah, kaasoo boqor ka noqday meeshii aabbihiis Yoosiyaah, oo meeshan ka baxay, Isagu mar dambe halkan kuma soo noqon doono,

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:5-14