Yeremyaah 20:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, mar alla markaan hadlaba waan qayliyaa, oo waxaan ku dhawaaqaa, Waa dulmi iyo kharribaad, maxaa yeelay, eraygii Rabbigu wuxuu ii noqday sabab ay maalinta oo dhan igu caayaan oo iigu qoslaan.

Yeremyaah 20

Yeremyaah 20:4-14