Yeremyaah 20:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, waad i khiyaanaysay, oo waa lay khiyaaneeyey, adigu waad iga xoog badan tahay, oo waad iga adkaatay. Maalin kasta waa laygu qoslaa, oo mid kastaaba waa i yaraystaa.

Yeremyaah 20

Yeremyaah 20:1-14