Yeremyaah 20:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddaan idhaahdo, Isaga ka hadli maayo, oo mar dambe magiciisa wax ku sheegi maayo, waxaa qalbigayga ku jira wax dab ololaya la moodo oo lafahayga ku dheggan, oo waxaan la daalay hadalka.

Yeremyaah 20

Yeremyaah 20:3-10