Yeremyaah 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Ninkii nin isku halleeya oo binu-aadmiga gacan ka dhigta, oo qalbigiisu Rabbiga ka tegey, waa inkaaran yahay.

Yeremyaah 17

Yeremyaah 17:3-13