Yeremyaah 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wuxuu ahaan doonaa sida geed xun oo lamadegaanka ku yaal, oo mana uu arki doono markii wanaag imanayo, laakiinse wuxuu joogi doonaa meelo engegan oo cidlada dhexdeeda ah, oo ah dal cusba ah oo aan ciduna degganayn.

Yeremyaah 17

Yeremyaah 17:1-12