Yeremyaah 17:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii aan ku siiyey, oo inaad cadaawayaashaada ugu adeegtid dal aadan weligaa aqoonin ayaan ka dhigi doonaa, waayo, waxaad cadhadaydii ku dhex shidday dab weligiisba sii ololaya.

Yeremyaah 17

Yeremyaah 17:1-10