Yeremyaah 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rajadii reer binu Israa'iilow, Badbaadiyahoodii wakhtiga ay dhibaataysan yihiinow, bal maxaad dalka dhexdiisa ugu noqonaysaa qariib iyo sidii nin socdaal ah oo u soo leexda inuu habeen ku hoydo?

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:1-16