Yeremyaah 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maxaad u noqonaysaa sidii nin amankaagay, iyo sidii nin xoog badan oo aan waxba badbaadin karin? Laakiinse Rabbiyow, adigu waad na dhex joogtaa, oo annana magacaagaa naloogu yeedhaa, haddaba ha naga tegin.

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:3-13