Yeremyaah 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, in kastoo ay xumaatooyinkayagu nagu marag furayaan, magacaaga aawadiis wax u samee, waayo, dibunoqoshadayadu way badan tahay, oo adigaannu kugu dembaabnay.

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:1-16