Yeremyaah 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Magacaaga aawadiis waan ku baryayaaye, Ha na karaahsan oo arshigii sharaftaadana ha sharafjebin, bal na soo xusuuso, oo ha nagu axdi furin.

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:17-21