Yeremyaah 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, annagu waannu aqoonsannaa sharnimadayada iyo xumaantii awowayaashayoba, waayo, waannu kugu dembaabnay.

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:14-21