Yeremyaah 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Xataa haddii Muuse iyo Samuu'eel ay hortayda soo istaagaan, qalbigaygu innaba dadkan uma soo noqon kareen. Hortayda ka fogee iyaga, oo iska daa ha tageene.

Yeremyaah 15

Yeremyaah 15:1-3