Yeremyaah 12:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagaad beertay, oo weliba xidid bay yeesheen, way koraan, oo midhay dhalaan. Adigu afkooda waad ku dhow dahay, laakiinse qalbigooda waad ka fog tahay.

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:1-11