Yeremyaah 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, xaq baad tahay markaan kula muddaco, haddaba bal aan xukummadaada kaala hadlo. Sharrowyada jidkoodu bal muxuu u hagaagaa? Oo kuwa khiyaano kula macaamiloodo oo dhammuna bal maxay u nabdoon yihiin?

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:1-10