Yeremyaah 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse, Rabbiyow, adigu waad i taqaan, waanad i aragtaa, oo qalbigaygana xaggaagaad u tijaabisaa. Iyaga u soo bixi sida ido la gowracayo, oo u diyaari maalinta gowracidda.

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:1-8