Yashuuca 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna ma ay layn, waayo, amiirradii shirku waxay iyagii ugu dhaarteen Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil. Oo markaasaa shirkii oo dhammu waxay ka gunuunaceen amiirradii.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:9-24