Yashuuca 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse amiirradii oo dhammu waxay shirkii oo dhan ku yidhaahdeen, Waxaannu iyaga ugu dhaarannay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil; oo haddaba sidaas daraaddeed waa inaynaan taaban iyaga.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:11-20