Yashuuca 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iil way sodcaaleen, oo maalintii saddexaad waxay yimaadeen magaalooyinkoodii. Oo magaalooyinkooduna waxay ahaayeen Gibecoon, iyo Kefiiraah, iyo Bi'irod, iyo Qiryad Yecaariim.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:10-27