Yashuuca 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin naagtii mar horay kaxaysay labadii nin, wayna qarisay; oo waxay tidhi, Haah, nimankii waa ii yimaadeen, laakiinse ma aan garanaynin meel ay ka yimaadeen,

Yashuuca 2

Yashuuca 2:1-11