Yashuuca 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo markii iridda la xidhi lahaa oo ay gudcur noqotay ayay nimankii baxeen. Meeshii nimankii tageenna anigu garan maayo; haddaba dhaqso u raacdeeya, waayo, waad gaadhi karaysaan.

Yashuuca 2

Yashuuca 2:1-12