Yashuuca 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Yerixoo cid u diray Raxab, oo ku yidhi, Soo bixi nimankii kuu yimid oo gurigaaga galay, waayo, waxay u yimaadeen si ay dalka oo dhan u ilaaleeyaan.

Yashuuca 2

Yashuuca 2:1-11