Yashuuca 18:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba qabiil walba saddex nin kala soo baxa; oo anigu iyaga waan diri doonaa, markaas waa inay kacaan, oo dalka dhex maraan, oo soo kala tilmaamaan siday u kala dhaxlayaan, oo markaas waa inay ii yimaadaan.

Yashuuca 18

Yashuuca 18:3-13