Yashuuca 18:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca wuxuu reer binu Israa'iil ku yidhi, Dalkii uu Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin idin siiyey ilaa goormaad ka raagaysaan inaad gashaan si aad dalka u hantidaan?

Yashuuca 18

Yashuuca 18:1-11