Yashuuca 18:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inay dalka u kala qaybiyaan toddoba meelood. Reer Yahuudah waa inay degganaadaan soohdintooda ah xagga koonfureed, oo reer Yuusufna waa inay degganaadaan soohdintooda ah xagga woqooyi.

Yashuuca 18

Yashuuca 18:3-9