Xaakinnada 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna waxay sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun; markaasaa Rabbigu wuxuu intii toddoba sannadood ah gacanta u geliyey reer Midyaan.

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:1-5