Xaakinnada 5:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, cadaawayaashaada oo dhammu sidaas ha u halligmeen; Laakiinse kuwa Rabbiga jecel oo dhammu ha noqdeen sida qorraxda markay xooggeeda la soo baxdo. Oo dalkiina afartan sannadood wuu xasilloonaa.

Xaakinnada 5

Xaakinnada 5:21-31