Xaakinnada 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gacantii Midyaanna waa ka adkaatay reer binu Israa'iil; markaasaa reer binu Israa'iil waxay reer Midyaan aawadood u samaysteen boholo buuraha ku yaal, iyo godad, iyo dhufaysyo xoog leh.

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:1-11