Xaakinnada 20:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay raggii reer Gibecaah igu kaceen, oo habeennimo ayay gurigii igu hareereeyeen, oo waxay damceen inay i dilaan, naagtaydii addoonta ahaydna way kufsadeen, wayna dhimatay.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:2-11