Xaakinnada 20:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu kii reer Laawi oo ahaa ninkii qabay naagtii la dilay jawaabay oo yidhi, Waxaan imid magaalada Gibecaah oo reer Benyaamiin ay leeyihiin, oo waxaannu doonaynay inaannu ku hoyanno aniga iyo naagtaydii addoonta ahayd.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:2-8