Xaakinnada 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna intaan naagtaydii addoonta ahayd qaaday ayaan cadcad u kala googooyay, oo waxaan u diray dalkii ay reer binu Israa'iil dhaxalka u heleen oo dhan; waayo, waxay reer binu Israa'iil ku dhex sameeyeen wasakhnimo iyo xumaan.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:1-13